OPEN LETTER TO THE INTERNATIONAL COMMUNITY: REPUBLIC OF SOMALILAND PRESIDENTIAL ELECTION

June 21st, 2010

SOMALILAND FORUM PRESS RELEASE 

The Republic of Somaliland has endured and overcome great obstacles since reclaiming its independence from the failed Union with Somalia in 1991. That failed Union has cost Somaliland profoundly. Somaliland was a separate British Protectorate with clearly delineated boundaries in June1960. Of the eighteen African countries that became independent in 1960, [...]

KOMISHANKA DOORASHOOYINKA QARANKA SOMALILAND WAA XILKAS U BAAHAN IN LA IS GARABTAAGO.

May 30th, 2010

War-Saxaafadeed: Ururka Somaliland Forum
Ururka Somaliland Forum waxa uu hambalyo iyo bogaadin u dirayaa Komishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland sida xilkasnimada leh ee ay u wadaan hawshii  loo igmaday oo ah suurogelinta qabashada doorashooyinka Somaliland. Komishanku waxa uu ku ammaanan yahay sida ay u abaabuleen diiwaan gelinta iyo beddelaadda waraaqaha aqoonsiga iyo codaynta, go’aanka adag ee ay [...]

GUDDI HOOSAADKA SOMALILAND FORUM EE DOORASHOOYINKA BAARLAMAANKA IYO DOWLADAHA HOOSE [SF-PLEC]

May 11th, 2010

War-Saxaafadeed: Ururka Somaliland Forum
SOMALILAND FORUM OO KU BAAQAY WADA TASHI DEG DEG AH OO LAGA YEESHO DOORASHOOYINKA GOLAYAASHA BAARLAMANKA IYO DEGMOOYINKA

Ururka Somaliland Forum wuxu ku guubaabinyaa dhamaan xisbiyadda, ururada bulshada iyo dadweynahaba in haddatan la bilaabo wada tashi lagu gaadho doorashooyin xor or xalaala ah oo loo qabta golayaasha degmooyinka, Guurtida iyo Wakiilada. Iyadoo uu [...]

Somaliland Forum Elects A New Executive Committee

May 9th, 2010

SOMALILAND FORUM PRESS RELEASE 
 
The election of the new executive committee of the Somaliland Forum for the year 2010-2011 has been concluded on April 29, 2010. Somaliland Forum elects five members of executive committee every year at this time. According to the Somaliland Forum bylaws, eligible members can participate in the nomination, and voting [...]

Ururka Somaliland Forum oo Doortay Guddi Cusub

May 9th, 2010

War-Saxaafadeed: Ururka Somaliland Forum

Waxaa bishan April 29, 2010, la soo geba-gebeeyey codeyntii lagu dooranayey Guddida Fulinta ee ururka Somaliland Forum ee sannadka 2010-2011. Sida xeerarka uruku dhigayaan guddidu waxay ka koobantahay shan xubnood. Guddida Fulinta ee ururka waxa la doortaa sanad kasta wakhtigan oo kale. Doorashooyinka Guddida Fulinta waxa xaq u leh inay ka [...]

Talooyin ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee waddanka Somaliland

September 20th, 2009

Hordhac:
Ururka Somaliland Forum ee mideeya muwaadiniin Somaliland oo ku nool dalka debeddiisa iyo gudihiisaba, isaga oo ka walaacsan xaaladda siyaasadeed ee waddanka, waxa uu u saaray guddi hoosaad xubnaha ururka ka mid ah, oo ka soo taliya xal u raadinta muranka siyaasadeed ee ka oogan waddanka. Guddigu waxa ay soo jeedisay talooyinkan soo socda.
Midaynta xoogyada [...]

Baaq ku Saabsan Dhacdadii Hargeisa

September 14th, 2009

Ururka Somaliland Forum waxuu ugu horreyn tacsi u dirayaa dhamaan eheladii intii ku geeriyootey iska hor imaadkii foosha xumaa ee shalay ka dhacay Magaalada Hargeisa. Wuxuu ururku Illaahey uga baryayaa dadkii ku dhaawacmay  in uu caafimaad degdeg ah  siiyo.
 Ururka Somaliland Forum waxa uu cambaarayn u soo jeediyaa Xukuumada Somaliland oo iyadu masuul ka ahayd xidhitaanka [...]

Ururka Somaliland Forum iyo mawqifkiisa ku saabsan xaaladda siyaasadeed ee dalka soo waajahday.

September 7th, 2009

WAR-SAXAAFADEED: Somaliland Forum

Ururka Somaliland Forum isaga oo aad uga walaacsan xaaladda siyaasadeed ee la soo daristay Jamhuuriyadda Somaliland iyo muranka ka dhashay qaabka loo hirgelinayo doorashooyinka Madaxweynaha ee foodda inagu soo haya, si weyna uga werwersan ismaandhaafka ka dhex-aloosan, xukuumadda, axsaabta mucaaridka, guddida doorashooyinka ee ku fiday ilaa  Golayaasha xeer-dejinta waxa uu halkan ku soo [...]

Preliminary worshop for somaliland intellectuals on recognition minutes.

August 16th, 2009

Held on Sunday19th August 2009 at Mansoor Hotel, Hargeisa, Somaliland 
Minute Takers:

Dahir Mohamed Dahir
Rooble Mohamed

Chairing & Facilitating: Jama Gabush
Workshop Objectives:

Getting information about different topics related with Somaliland recognition issue.
Brainstorming Somaliland intellectuals on issues related to recognition.
Collecting enough and different ideas for the International conference on Somaliland recognition which will be held post election.
Getting different ideas [...]

Dood Aqoonyahanku Isku Waydiiyeen Maxaa Hor-taagan Ictiraafka Somaliland.

July 19th, 2009

Hargeysa (Somalilandpress)- Kulan balaadhan oo ay isugu yimaadeen Hal-doorka Aqoonyahanada Somaliland, oo lagu gorfaynayay waxyaalaha caqabadaha ku ah, isla-markaana hor-taagan ictiraafka ay Somaliland raadcaynaysay mudada 19-ka sano ah, ayaa lagu qabtay Hoteel Maansoor ee magaalada Hargeysa.
Kulankan oo loogu gogol-xaadhayo shirweynaha Ictiraafka Somaliland oo dhawaan lagu wado inuu Hargeysa ka dhaco, isla-markaana uu ku hawlan [...]

Shir gogolxaadh u ah Shirka “Somaliland Recognition Conference”.

July 15th, 2009

War Saxaafadeed – Somaliland Forum
Somaliland waxa ay jirtay in ku dhaw 20 sannadood himiladeeda koowaadna waxay ahayd inay hesho ictiraaf ay caalamka kaga mid noqo. Iyada oo wax badani inooga qabsoomeen dhinaca horumarka, dimuqraadiyada iyo weliba nabadgelyada hadana weli lama gaadhin hadafkii laga lahaa halganka oo ahaa in ictiraaf caalami ah la helo. Waxa iyana [...]

Letter to U.S. Congressman Donald M. Payne.

July 15th, 2009

Somaliland Forum

To: Congressman Donald Payne, Chairman
Subcommittee on Africa and Global Health
2310 Rayburn House Office Building
Washington, District of Columbia 20515
 Dear Mr. Chairman,
 Somaliland Forum thanks you greatly for your genuine concern for the suffering people of Somalia. As Somalia’s neighbor, Somaliland is equally pleased that you urged the many Somalia factions to focus on the needs [...]

Baaq Nabadeed oo ku Socda Beelaha Dirirtu ku dhexmartay Ceel Bardaale.

July 14th, 2009

URURKA SOMALILAND FORUM
Haddaanu nahay ururka  Somaliland  Forum oo ay ku midoobeen aqoonyahanka qurbajooga Somaliland waxaanu si aad ah aanu uga xun nahay dagaalka ka dhacay deegaanka Ceelbardaale, waxa kaloonu si adag u canbaaraynaynaa falkii argagaxa lahaa iyo afduubkii loogu geystay muwaadiniin aan wax danbi ah galin oo dalkooda hooyo dhexdiisa si nabadgelyo ah ugu safraayay, [...]

Ururka Qurba-jooga JSL Oo Deeq Gaadhsiiyey Cusbitaalka Guud Hargeysa.

May 10th, 2009

Ururka qurba-jooga Somaliland ee la yidhaahdo Somaliland Forum ayaa maanta markii ugu horeysay deeq-lacageed ku wareejiyey Guddida Caafimaadka Gobolka Maroodi-jeex Iyo maamulka Cusbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa. Munaasibad loo sameeyey wareejinta deeqdan lacageed oo dhan 7600 $ [Todoba Kun Iyo lix boqol oo Dolar],isla markaana ay [...]

Ururka Somaliland Forum oo Doortay Guddi Cusub

May 9th, 2009

WAR-SAXAAFADEED: Somaliland Forum
Waxaa bishan May 7, 2009, la soo geba-gebeeyey codeyntii lagu dooranayey Guddida Fulinta ee ururka Somaliland Forum ee sannadka 2009-2010. Sida xeerarka uruku dhigayaan guddidu waxay ka koobantahay shan xubnood. Guddida Fulinta ee ururka waxa la doortaa sanad kasta wakhtigan oo kale.
Doorashooyinka Guddida Fulinta waxa xaq u leh inay ka qayb qaataan xubnaha [...]