Warqad Furan oo Ku socota Mudane Madaxwayne Maxamed Ibrahim Cigaal
Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Sumad: SF/PL1/DEC12.97
Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
Ku: Golaha Guurtida ee Jamhuuriyadda Somaliland
Ku: Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyadda Somaliland
Taariikh: 12 Diisambar 1997
Uj: Xilgabidda halbowlayaasha kor ku xusan
Annaga oo ah muwaadiniinta reer Somaliland ee magacyadoodu hoos ku taxanyihiin, kuna kala sugan cidhifyada adduunka, maaddaama aanu jirin mucaarad sharciyaysan oo tilmaama gol-daloolooyinka dawladda iyo halka xagaldaacu ka muuqdo, waxaannu …