Gebogebadii Caawimadii Dhakhtarka Burco
PRESS RELEASE BGH/SF103
Bismillaahi Raxmani Raxiim June 23, 1999
Salaan sharaf leh ka dib, dhambaalkan waxaanu u diraynaa dhamaan dadwaynaha reer Somaliland, maamulka gobolka togdheer iyo maamulka magaalada Burco. Waxaanu maanta munaasabad u helnay in aanu idin ogaysiino in aanu idiin soo gudbinay lacag dhan US$25,100. Lacagtaas oo ah deeq uu ururka Somaliland Forum u soo ururiyay dhakhtarka …