Mawqifka Ururka Somaliland ee Arrimaha Siyaasadda
Ref.SF/EC-046-2001
Bismillahi Rahmaani Rahiim
Ku: Dawaladda dhexe ee Jamhuuriyadda Somaliland
Golayaasha Jamhuriyadda Somaliland
Axsaabta Cusub ee Somaliland
Dadweynaha Somaliland
Ka: Ururka Somaliland Forum
Summad iyo Taariikh: SF/HA-046-2001 July 20, 2001
Ujeedo: Mawqifka Ururka Somaliland ee Arrimaha Siyaasadda
Bishii Shanaad 31 Keeda 2001, dadka reer-Somaliland waxay aqlibiyad ka
badan 97% ku ansixiyeen distoor ay ku dhaqmi …