Xukunka Guddida Nabadgalyada Saaxil waa Xaq Darro
“Xukunka ay Guddida Nabadgalyada Saaxil ku riddey
lixda muwaadin waa xaq darro, waana in maxkamadda
sharciga ah la horkeeno ama la sii daayo ”
Sumad: SF/CLC/06/11
Taariikh:
02.12.2006
Ururka Somaliland Forum ee ay isku-bahaysteen
qurba-joog u dhashay Somaliland waxa uu si aada u uga
soo horjeeda xukunka sharcidarrada ah ee ay Guddida
Nabadgalyada Gobolka Saaxil ku rideen lix ka mid ah
dadkii loo qabqabtay mudaharaadkii …