Archive for April, 2007



WAR-SAXAAFADEED: Somaliland Forum oo Doortay Guddi Fullineed Cusub

Published on April 28, 2007

Waxaa taariikdhu markay ahayd 22 April, 2007 lasoo gabagabeeyay doorashadii Guddida Fulinta ee Ururka Somaliland Forum ee sannadka 2007-2008. Doorashadaa oo ahayd mid ay xubnaha ururku ku dooranayeen guddidii tobnaad ee ururka tan iyo markii la asaasaay. Ururka Somaliland Forum sannad walba xilligan oo kale waxa uu doortaa 5 xubnoon oo hoggaamiya ururka muddo sannad ah, sida uu dhigayo …


Cambaarayn iyo Digniin ku Socota Guddiga Nabadgelyada

Published on April 10, 2007

Sumad: SF/CLC/07/04                                                                     
Cambaarayn iyo Digniin ku Socota Guddiga Nabadgelyada 
Ururka Somaliland Forum waxa uu (mar kale) cambaarayn iyo digniin culus u soo jeedinayaa xubnaha Guddiyada nabadgelyada ee ka hawgala dhammaan degmooyinka iyo gobollada dalka Somaliland; kuwaasi oo si sharci darro ah xadhig ugu xukuma muwaadiniinta iyaga oo aan lahayn awoodda lagu xidho muwaadinka. Sharciga Somaliland wuxu …


Guddiyadda Nabadgelyadda: Xubin kasta oo muwaadin xabsi ku xukuntaa waa dambiile mar uun lala xisaabtamidoono

Published on April 2, 2007

BAYAAN
Sumad: SF/CLC/07/04 Taariikh: 02/04/2007
” Waar xaqdaradda ayaa xasilloonida waddanka wax u dhimeysa, ee ka hortageedu waxba u dhimi maayo”
 
Geed dheer iyo mid gaabanba waa loo koray
1. Ururka Somaliland Forum wuxuu ilaa muddo afar sanno ka badan geed dheer iyo mid gaaban u koray sidii Madaxweynaha iyo Dawlada JSL u joojin lahayeen awoodaha ay Gudiyadda Nabadagelayadu …




Archives

· April 2008 (1)   · November 2007 (2)   · August 2007 (3)   · July 2007 (1)   · June 2007 (1)   · May 2007 (5)   · April 2007 (3)   · December 2006 (1)   · August 2006 (1)   · July 2006 (2)   · June 2006 (1)   · May 2006 (5)   · April 2006 (4)   · December 2005 (1)   · January 2005 (2)   · November 2004 (1)   · October 2004 (1)   · September 2004 (1)   · August 2004 (1)   · February 2004 (3)   · February 2003 (1)   · November 2002 (1)   · October 2002 (1)   · August 2002 (1)   · July 2002 (1)   · January 2002 (7)   · August 2001 (3)   · July 2001 (2)   · June 2001 (3)   · May 2001 (2)   · March 2001 (1)   · February 2001 (1)   · January 2001 (2)   · December 2000 (2)   · November 2000 (1)   · October 2000 (2)   · September 2000 (2)   · August 2000 (2)   · July 2000 (2)   · June 2000 (2)   · May 2000 (2)   · April 2000 (2)   · March 2000 (4)   · September 1999 (2)   · June 1999 (1)   · May 1999 (1)   · January 1999 (2)   · January 1998 (1)   · December 1997 (1)   · January 1997 (1)  
Home
  • About
  • Bylaws
  • Contact
  •    ^top