Guddiga Xukun-Qarqooshka Hargeysa oo mar kale ku kacday xadgudub distoori ah
Published on June 18, 2007
Dhowrista nabadgelyada iyo degganaanshaha ummadda waxa u yaalla xeerar iyo sharciyo lagu dhaqo oo aan goldaloolo lahayn, isla markaana ciddii ku gefta ummadda ee danbi ka gasha shaqsi, ama qarankaba, ka qabanaya. Waddankeennu wuxuu leeyahay waaxyo garsoor iyo fullineed oo isu dhammaystiran, umana baahna gacan-dhaaf aan xalaal ahayn. Xukun aan garsoorka laga ansixinina ma aha, …