URURKA SOMALILAND FORUM: War-saxaafadeed
Ururka Somaliland Forum oo deeq u fidiyey Kulliyada Berbera
Somaliland Forum wuxu gaadhsiiyay deeq dhan $6,213 Kulliyada Berbera. Deeqdaas oo la gudoon siiyay Dr. Saad Haji Ali Shire, oo xubin ka ah Somaliland Forum, kana mida masuuliyiinta Kuliyada Berbera u jooga waddanka Ingriiska.
Lacagtan waxa ku deeqay xubnaha Somaliland Forum oo aad u jecel inay caawiyaan …