Archive for the 'Government' Category



Cambaarayn iyo Digniin ku Socota Guddiga Nabadgelyada

Published on April 10, 2007

Sumad: SF/CLC/07/04                                                                     
Cambaarayn iyo Digniin ku Socota Guddiga Nabadgelyada 
Ururka Somaliland Forum waxa uu (mar kale) cambaarayn iyo digniin culus u soo jeedinayaa xubnaha Guddiyada nabadgelyada ee ka hawgala dhammaan degmooyinka iyo gobollada dalka Somaliland; kuwaasi oo si sharci darro ah xadhig ugu xukuma muwaadiniinta iyaga oo aan lahayn awoodda lagu xidho muwaadinka. Sharciga Somaliland wuxu …


Xukunka Guddida Nabadgalyada Saaxil waa Xaq Darro

Published on December 12, 2006

 
“Xukunka ay Guddida Nabadgalyada Saaxil ku riddey
lixda muwaadin waa xaq darro, waana in maxkamadda
sharciga ah la horkeeno ama la sii daayo ”
Sumad: SF/CLC/06/11
Taariikh:
02.12.2006
Ururka Somaliland Forum ee ay isku-bahaysteen
qurba-joog u dhashay Somaliland waxa uu si aada u uga
soo horjeeda xukunka sharcidarrada ah ee ay Guddida
Nabadgalyada Gobolka Saaxil ku rideen lix ka mid ah
dadkii loo qabqabtay mudaharaadkii …


Key Minister Minister Replaced After Reshuffle

Published on August 12, 2006

Adna AdanPresident Riyale Replaced The Foreign Minister Ms. Adna Adan Ismail, in his second major reshuffle of his cabinet since becoming president, choosing Abdillahi Mohamed Dualeh for the same post. Mr. Duale held the Ministry of Information prior to his appointment for this post.


Warqad Furan oo Ladqabo iyo Turxaan Bixina(Qaybta II)

Published on August 28, 2001

Bismilaahi Raxmaani Raxiim
Ku: Salaadiinta JSL ee Khilaafku soo Dhexgalay Dawladda
Og: Guddida Dhex-Dhexaadinta
Ka: Ururka Somaliland Forum
Tariikh: August 28, 2001                                                                    Sumad: SF/EC7-2001
Ujeedo: Warqad Furan oo Ladqabo iyo Turxaan Bixina(Part II)
Mudanayaal, tan iyo intii aad shirka Burco ku qabateen bishii ina dhaaftay badhtamaheedii, xaaladii dalku sideedii may ahayn, degenaanshihii iyo kobacii sumcada …


Warqad Furan oo Ladqabo iyo Turxaan bixin Ah(Qaybta I)

Published on

Bismilaahi Raxmaani Raxiim
Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Ibraahim Cigaal
Og: Guddida Dhex-Dhexaadinta
Ka: Ururka Somaliland Forum
Tariikh: August 28, 2001                                                                    Sumad: SF/EC6-2001
Ujeedo: Warqad Furan oo Ladqabo iyo Turxaan bixin Ah(Part I)
Mudane Madaxweyne, waxaa aad iyo aad wax looga tiraanyooda ah foolxumada dhawaan ka dhacday caasimaddii dalka. Dadka siyaasadda indha-indheeyaana qaarkood waxay …


Warqad Furan oo Ku socota Mudane Madaxwayne Maxamed Ibrahim Cigaal

Published on December 12, 1997

 
Bismillaahi Raxmaani Raxiim
Sumad: SF/PL1/DEC12.97
Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland
Ku: Golaha Guurtida ee Jamhuuriyadda Somaliland
Ku: Golaha Wakiilada ee Jamhuuriyadda Somaliland
Taariikh: 12 Diisambar 1997
Uj: Xilgabidda halbowlayaasha kor ku xusan

Annaga oo ah muwaadiniinta reer Somaliland ee magacyadoodu hoos ku taxanyihiin, kuna kala sugan cidhifyada adduunka, maaddaama aanu jirin mucaarad sharciyaysan oo tilmaama gol-daloolooyinka dawladda iyo halka xagaldaacu ka muuqdo, waxaannu …




Archives

· April 2008 (1)   · November 2007 (2)   · August 2007 (3)   · July 2007 (1)   · June 2007 (1)   · May 2007 (5)   · April 2007 (3)   · December 2006 (1)   · August 2006 (1)   · July 2006 (2)   · June 2006 (1)   · May 2006 (5)   · April 2006 (4)   · December 2005 (1)   · January 2005 (2)   · November 2004 (1)   · October 2004 (1)   · September 2004 (1)   · August 2004 (1)   · February 2004 (3)   · February 2003 (1)   · November 2002 (1)   · October 2002 (1)   · August 2002 (1)   · July 2002 (1)   · January 2002 (7)   · August 2001 (3)   · July 2001 (2)   · June 2001 (3)   · May 2001 (2)   · March 2001 (1)   · February 2001 (1)   · January 2001 (2)   · December 2000 (2)   · November 2000 (1)   · October 2000 (2)   · September 2000 (2)   · August 2000 (2)   · July 2000 (2)   · June 2000 (2)   · May 2000 (2)   · April 2000 (2)   · March 2000 (4)   · September 1999 (2)   · June 1999 (1)   · May 1999 (1)   · January 1999 (2)   · January 1998 (1)   · December 1997 (1)   · January 1997 (1)  
Home
  • About
  • Bylaws
  • Contact
  •    ^top