Somaliland Forum Elects A New Executive Committee

Monday, May 19th, 2008

SOMALILAND FORUM PRESS RELEASE   
The election of the new executive committee of the Somaliland Forum for the year 2008-2009 has been concluded on May 17, 2008. Somaliland Forum elects five members of executive committee every year at this time. According to the Somaliland Forum bylaws eligible members can participate in the nomination, and voting for the …

read »

Somaliland Forum oo Doortay Guddi Fullineed Cusub

Monday, May 19th, 2008

War-Saxaafadeed Ururka Somaliland Forum
Waxaa taariikdhu markay ahayd 17 May, 2008 lasoo gaba-gabeeyay doorashadii Guddida Fulinta ee Ururka Somaliland Forum ee sannadka 2008-2009. Ururka Somaliland Forum sannad walba xilligan oo kale waxa uu doortaa 5 xubnoon oo hoggaamiya ururka muddo sannad ah, sida uu dhigayo xeerka ururka u yaallaa. Waxay xubnaha ururku u codeeyeen 5-ta xubnood …

read »

URURKA SOMALILAND FORUM: War-Saxaafadeed

Saturday, April 26th, 2008

Muddo Xil Kordhin aan Distoori ahayn lama Aqbalikaro, Diwaangelintuna waa in ay Doorashooyinka Habeysaa ee aanay Halleynin
Ururka Somaliland Forum  waxa uu si aada uga xun yahay in mar kale doorashooyinkii  Somaliland dib-u-dhac ku yimaado, oo muddo kordhin aan Distoorka waafaqsanayn oo baalmarsan soojeedintii Kommishanka Doorashooyinka ay Guurtidu go’aamiso.
Anagoo wada ogsoon sababta aanay doorashooyinku xiligii  loogu …

read »

SOMALILAND FORUM PRESS RELEASE

Saturday, November 3rd, 2007

SOMALILAND FORUM CONDEMNS GOVERNMENT’S TAKE-OVER OF INDEPENDENT HUMAN RIGHTS NETWORK (SHURO-Net)

The Somaliland Forum strongly condemns the Government of Somaliland’s interference in the internal governance of the independent human rights network, SHURO-Net.  The appointment of a parallel Board of Directors headed by a civil servant at a contrived meeting on Thursday October 24th 2007, attended by …

read »

URURKA SOMALILAND FORUM: War-Saxaafadeed

Thursday, November 1st, 2007

Xukuumada Ha Joojiso Faragelinta Shuro Net
 Somaliland Forum waxa fajac iyo amakaag ku noqotay in Xukuumada Somaliland ay faraha kula jirto sidii loo bedeli lahaa maamulka ururka Shuro Net, oo loogu bedeli lahaa dad u shaqeeya laamaha dawlada.  Abdillahi Wayab oo ah ninka loo doortay inuu noqdo gudoomiyeha cusub ee Shuro Net waxa uu hadda u …

read »

URURKA SOMALILAND FORUM: War-saxaafadeed

Friday, August 10th, 2007

Ururka Somaliland Forum oo deeq u fidiyey Kulliyada Berbera 
   
Somaliland Forum wuxu gaadhsiiyay deeq dhan $6,213 Kulliyada Berbera. Deeqdaas oo la gudoon siiyay Dr. Saad Haji Ali Shire, oo xubin ka ah Somaliland Forum,  kana mida masuuliyiinta Kuliyada Berbera u jooga waddanka Ingriiska.
Lacagtan waxa ku deeqay xubnaha Somaliland Forum oo aad u jecel inay caawiyaan …

read »



Home
  • About
  • Bylaws
  • Contact
  •    ^top