Archive for the 'Af-Somali' Category



Doorashadana Hala Qabto Xilliga Loo Cayimay

Published on April 9, 2006

Xeerka Doorashada Golaha Wakiilada Hala Hirgaliyo, Doorashadana Hala Qabto Xilliga Loo Cayimay
Ururka Somaliland Forum wuxu ku adkeynayaa Golaha Wakiilada iyo Guurtida in ay si deg-deg ah u dhameystiraan Xeerka Doorashada Gollaha Wakiilada si loo qabto doorashada xilliga loo qoondeeyay ee 29 Maars 2005. Waxa noo cad oo aan shaki ku jirin in aan la aqbali …


XEERKA DOORASHADA GOLAHA WAKIILLADA HALA HIRGALIYO, DOORASHADANA HALA QABTO XILLIGA LOO CAYIMAY

Published on January 8, 2005

Sumad: SF/CLC/01/05/Elec1
Taariikh: 08/01/05 WAR SAXAAFADEED:
XEERKA DOORASHADA GOLAHA WAKIILLADA HALA HIRGALIYO, DOORASHADANA HALA QABTO XILLIGA LOO CAYIMAY
Ururka Somaliland Forum wuxu ku adkeynayaa Golaha Wakiilada iyo Guurtida in ay si deg-deg ah u dhameystiraan Xeerka Doorashada Gollaha Wakiilada si loo qabto doorashada xilliga loo qoondeeyay ee 29 Maars 2005. Waxa noo cad oo aan shaki ku jirin …


Beenta, Dhaarjiidhka Iyo Laba-wejiilayaasha Shirka Nayroobi

Published on September 1, 2004

 SLF/SOM/0904
Waxa imika in ku siman laba sannadood magaalada Nayroobi ka soconayay shir lagu tilmaamay in xal loogu raadinayo dhibaatada ka taagan dalka Soomaaliya. Ururka Somaliland Forum wuxuu la jecelahay ummadda reer Soomaaliya ee walaalahood ah:-

in Eebbe(swt) ka saaro dhibaatada haysata,
in ay aayahooda iyagu ka tashadaan iyo
in ay iska ilaaliyaan tashuushadda ay wadaan dadka aan mabda …


Somaliland Forum wuxuu ku baaqayaa in Sharciga Cusub ee saxaafadda dib-u-eegis lagu sameeyo saddex sannadood ka dib

Published on February 9, 2004

SOMALILAND FORUM  
PRESS RELEASE  -  9 February 2004 
Somaliland Forum wuxuu ku baaqayaa in Sharciga Cusub ee saxaafadda dib-u-eegis lagu sameeyo saddex sannadood ka dib    
Ururka Somaliland Forum wuxuu maanta gudbiyay talooyin dheeraad ah oo ku saabsan Xeerkii Saxaafadda ee uu Golaha Wakiilladu ansixiyay 18kii January 2004.  Wuxuu ururku ku baaqayaa in saddex sannadood ka dib sida sharcigu …


Warqad Furan oo Ladqabo iyo Turxaan Bixina(Qaybta II)

Published on August 28, 2001

Bismilaahi Raxmaani Raxiim
Ku: Salaadiinta JSL ee Khilaafku soo Dhexgalay Dawladda
Og: Guddida Dhex-Dhexaadinta
Ka: Ururka Somaliland Forum
Tariikh: August 28, 2001                                                                    Sumad: SF/EC7-2001
Ujeedo: Warqad Furan oo Ladqabo iyo Turxaan Bixina(Part II)
Mudanayaal, tan iyo intii aad shirka Burco ku qabateen bishii ina dhaaftay badhtamaheedii, xaaladii dalku sideedii may ahayn, degenaanshihii iyo kobacii sumcada …


Warqad Furan oo Ladqabo iyo Turxaan bixin Ah(Qaybta I)

Published on

Bismilaahi Raxmaani Raxiim
Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Maxamed Ibraahim Cigaal
Og: Guddida Dhex-Dhexaadinta
Ka: Ururka Somaliland Forum
Tariikh: August 28, 2001                                                                    Sumad: SF/EC6-2001
Ujeedo: Warqad Furan oo Ladqabo iyo Turxaan bixin Ah(Part I)
Mudane Madaxweyne, waxaa aad iyo aad wax looga tiraanyooda ah foolxumada dhawaan ka dhacday caasimaddii dalka. Dadka siyaasadda indha-indheeyaana qaarkood waxay …




Archives

· May 2008 (2)   · April 2008 (1)   · November 2007 (2)   · August 2007 (3)   · July 2007 (1)   · June 2007 (1)   · May 2007 (5)   · April 2007 (3)   · December 2006 (1)   · August 2006 (1)   · July 2006 (2)   · June 2006 (1)   · May 2006 (5)   · April 2006 (4)   · December 2005 (1)   · January 2005 (2)   · November 2004 (1)   · October 2004 (1)   · September 2004 (1)   · August 2004 (1)   · February 2004 (3)   · February 2003 (1)   · November 2002 (1)   · October 2002 (1)   · August 2002 (1)   · July 2002 (1)   · January 2002 (7)   · August 2001 (3)   · July 2001 (2)   · June 2001 (3)   · May 2001 (2)   · March 2001 (1)   · February 2001 (1)   · January 2001 (2)   · December 2000 (2)   · November 2000 (1)   · October 2000 (2)   · September 2000 (2)   · August 2000 (2)   · July 2000 (2)   · June 2000 (2)   · May 2000 (2)   · April 2000 (2)   · March 2000 (4)   · September 1999 (2)   · June 1999 (1)   · May 1999 (1)   · January 1999 (2)   · January 1998 (1)   · December 1997 (1)   · January 1997 (1)  
Home
  • About
  • Bylaws
  • Contact
  •    ^top