Somaliland Forum oo Doortay Guddi Fullineed Cusub
War-Saxaafadeed Ururka Somaliland Forum
Waxaa taariikdhu markay ahayd 17 May, 2008 lasoo gaba-gabeeyay doorashadii Guddida Fulinta ee Ururka Somaliland Forum ee sannadka 2008-2009. Ururka Somaliland Forum sannad walba xilligan oo kale waxa uu doortaa 5 xubnoon oo hoggaamiya ururka muddo sannad ah, sida uu dhigayo xeerka ururka u yaallaa. Waxay xubnaha ururku u codeeyeen 5-ta xubnood …